Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Degmooyin katirsan Puntland oo lagu wareejiyay $3,308,392.92 Milyan
    Somalia

    Degmooyin katirsan Puntland oo lagu wareejiyay $3,308,392.92 Milyan

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 4, 2021Updated:November 4, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir guddoomiyey Shirka isku xirka baahinta maaliyada kaas oo xafiiska hormuudka maamul baahinta Puntland iyo wasaarada maaliyada Dowladda Puntland ku wareejiyeen degmooyinka uu ka socdo mashruuca horumarinta degmooyinka lacag dhan $3,308,392.92 taas oo loogu talagalay laba mashruuc oo kala ah Sanduuqa maxaliga ah ee (LDF) oo loo qoondeeyey lacag dhan $ 2,440,892.92 halka horumarinta adeega bulshada ( SDM) loo qoondeeyey lacag dhan $867,500.00.

    Madaxweyne ku-xigeenka Dowadda Puntland ayaa ku bogaadiyey Wasaarada Maaliyada Dowladda Puntland iyo masuuliyiinta xafiiska hormuudka maamul baahinta shaqada wanaagsan ee ay qabteen, iyada oo uu madaxweyne ku-xigeenku kula dar-daarmay inay sii laba jibaaraan.

    Kulanka ayaa waxa kasoo qayb-galay Wasiirada Wasaaradaha bahwadaagta ku ah mashruucani iyo Guddoomiyeyaasha 11-ka degmo ee uu ka socdo mashruuca horumarinta degmooyinka Puntland.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    June 7, 2026

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    June 7, 2026

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.