Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Khamri fara-badan oo lagu burburiyay fagaare ku yaalla Gaalkacyo (VIDEO)
    Somalia

    Khamri fara-badan oo lagu burburiyay fagaare ku yaalla Gaalkacyo (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 5, 2021Updated:November 5, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliska Qeybta Booliska gobalka Mudug ayaa fagaare ku yaalla magaalada Gaalkacyo ku burburiyay 20 kartoon oo khamri ah, taas oo Ciidammada Boolisku horey ugu qabteen guri ku yaal Gaalkacyo.

    Fagaaraha khamridan lagu burburinayay ayaa waxaa goobjoog ahaa Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Taliyaha Ciidanka Daraawishta Gobolka Mudug, Gudoomiyaha Maxkamada Darajada 1aad, Taliyaha Howlgalinta Taliska qaybta Booliska iyo Taliyaha Saldhiga Bartamaha Magaalada Gaalkacyo.

    Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa Bulshada ugu baaqay in ay ka qayb qaataan dagaalka lagula jiro Maandooriyaha iyo dadka ka ganacsada, sidoo kale Gudoomiyuhu digniin udiray cid kasta oo ku howlan maandooriyaha isagoona faray dhamaan laamaha Amniga Magaalada Gaalkacyo in ay amar buuxa uqabaan cidkasta oo lagu helo in sharciga la waafajiyo.

    https://www.facebook.com/MudugRegionAdministration/videos/675656286732069

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    June 7, 2026

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    June 7, 2026

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.