Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Akhriso: Xilliga Doorashada 2 kursi ee Aqalka Sare ee Galmudug oo la shaaciyay
    Somalia

    Akhriso: Xilliga Doorashada 2 kursi ee Aqalka Sare ee Galmudug oo la shaaciyay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 10, 2021Updated:November 10, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiga Hirgalinta doorashada heer Dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada labada xubnood ee Aqalka sare ka harsan ee degaan doorashadoodu tahay Galmudug kadib markii uu xalay Madaxweynaha Galmudug uu soo saaray liiska Musharrixiinta Aqalka Sare.

    Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa waxaa lagu shaaciyay in maanta oo Arbaco ah iyo khamiis ah ay bilaabaneyso diiwaangelinta, xaqiijinta iyo Shahaado siinta Musharrixiinta labada kursi, halka Sabtida soo socotana la qabanayo doorashada.

    Kuraastan ayaa waxaa ku tartami doona afar musharrax, kuwaas oo kala ah:

    1. Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid).
    Cawil Nuur Cali

    2. Cabdi Cismaan Sareed
    Mahad Aadan Guuleed

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    June 7, 2026

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    June 7, 2026

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.