Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Suuriya oo halis ugu jirta in ay ka dilaacdo Gaajo daran
    Somalia

    Suuriya oo halis ugu jirta in ay ka dilaacdo Gaajo daran

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 27, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP,ayaa ka digtay in tirada ugu badan ee dadka ku nool Suuriya aysan haysan cunto ku filan.

    Ka dib markii ay ku soo jireen in ka badan Toban sano oo colaado ah, hay’adda Qaramada Midoobay,ayaa sheegtay in ku dhawaad Saddex Milyan oo Suuriyaan ah ay hadda halis ugu jiraan Gaajo.

    Nafaqo darida hooyada iyo caruurtooda,ayaa ku sii badanaysa xawli aan horay loo arag.

    Agaasimaha fulinta ee WFP, David Beasley, ayaa ka digay in ay jiri karaan mowjado kale oo tahriib ah, haddii aysan beesha caalamku u kicin sidii ay u caawin lahayd shacabka Suuriya.

    Qaramada Midoobay waxay ku qiyaastay in Boqolkiiba sagaashan dadka siddeed iyo tobanka Milyan ah ay ku nool yihiin faqri. Dhaqaalaha waxaa burburiyay colaado, abaaro, daacuun, masiibada Covid-19.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.