Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ardeyda ku biireysa Jaamacadaha Itoobiya oo tiradoodu hoos u dhacday
    Somalia

    Ardeyda ku biireysa Jaamacadaha Itoobiya oo tiradoodu hoos u dhacday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 28, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kaliya 3% Ardayda kasoo baxday Dugsiyada Dalka Itoobiya, ayaa ku guulaystey darajooyin ku filan, oo ay Jaamacad ku geli karaan,ayuu yiri Wasiirka Waxbarashada Berhanu Nega, oo natiijada imtixaanadii u danbeeyay ku tilmaamay mid laga naxo.

    Wax imtixaan ah lagama qaadin Gobolka Tigreega ee ay colaaduhu ragaadiyeen, halkaas oo dowladda federaalku aysan wax waxbarasho ah bixin muddo labo sano ah.

    Waxaa kale oo muran ka dhashay wakhtiga la qaadayo imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Ardayda ku nool deegaamada,ay sida weyn u saameeyeen dagaaladii sokeeye ee ka dhacay Waqooyiga Wadanka, oo ay ka mid tahay Gobolka Axmaarada, oo la sheegay in 12,000 oo Arday ah ay sameeyeen bannaan bax.

    Qishka iyo wax isdaba marinta,ayaa ragaadiyay imtixaanaadkii hore ee dalka Itoobiya,sidaas darteed markan waxaa si adag loo ilaalinayay Jaamacadaha Dalka oo dhan bishii Oktoobar ee ina dhaaftay.

    “Nidaam cusub,ayaa la dajin doonaa, si arday badan looggu helo Jaamacadaha,oo dib looggu celinayo imtixaanka maaddooyinka dhibcooyinkoodu uu hooseeya”Ayuu yiri Berhanu.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.