Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shaqaalaha Diiwaangelinta Gobolka Sanaag oo tababar loo furay
    Somalia

    Shaqaalaha Diiwaangelinta Gobolka Sanaag oo tababar loo furay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 28, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland,ayaa maanta magaalada Badhan ee Xarunta gobolka Sanaag tababar uga furay shaqaalaha diiwaangalinta codbixinta Doorashooyinka qof iyo codka ah ee ka Shacayb-doona goobaha diiwaangalinta Gobol ee Sanaag oo ka mid ah Saddex-da Gobol ee Wajiga 2-aad ee diiwaangelintu ka dhacayso.

    Cabdirixmaan Cabdillaahi Jaamac Dayax oo ka mid ah xubnaha saree e Guddiga, Xoghaya Guud ee Guddiga Marwo Ubax Abshir, Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamed Cabdirixmaan Suldaan iyo Qaar ka mid ah Agaasimayaasha Guddiga,ayaa shaqaalaha kula dardaarmay in ay si fiican uqaataan tababarkan lagu barayo habka diiwaangalinta iyo qaabka ay udiiwaangalinayaan codbixiyayaasha Doorashooyinka qof iyo codka ah.

    Daahfurka Tababarka waxa kasoo qaybgalay Maamulka Gobolka Sanaag, kan Degmada Badhan, Guddoomiye Kuxigeenka PUNSAA, Odayaasha iyo masuuliyiinta Gobolka.

    codkaaguwaaxaqaaga

    codkaaguwaamustaqbalkaaga

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.