Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada Itoobiya oo mamnuucday inta badan Tv-yada Somalida iyo BBC-da Laanteeda Af Somaliga
    Somalia

    Dowlada Itoobiya oo mamnuucday inta badan Tv-yada Somalida iyo BBC-da Laanteeda Af Somaliga

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 29, 2023Updated:January 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dawladda Itoobiya ayaa ka mamnuucday Deegaanka Soomaalida in ay ka hawl-galaan 14 Telefishan iyo idaacadda BBC Somali,

    Waxaana Dawlada Itoobiya Sheegtay in aanay ogolaansho ka haysan Hay’adda Warbaahinta Ethiopia (Ethiopian Media Authority).

    Dawlada dhexe ee Itoobiya ayaa warqad ay usoo dirtay Deegaanka Soomaalida ayaa lagu faray in ay albaabada u laaban warbaahinta dalka dibadiisa ee aan fasaxa haysan.

    Xafiiska Warfaafinta Deegaanka Soomaalida ayaana amaarkaas fulisay,waxaana shaqadii laga joojiyay 14 Telefishan iyo Idaacada BBC ee Soomaaliga.

    Ku: Dhamaan Warbaahinta Dalka dibadiisa laga leeyahay ee Fasaxa haysan ka na hawlgala DDS.

    Ujeedo: Shaqa joojin
    ………………….
    Xafiiska Warfaafinta Dawalada Deegaanka Soomaalida oo tix raacaya warqada ka soo baxday Wakaaladda maamulka Warbaahinta Itoobiya ( Ethiopian Media Authority) ee sumadeedu tahay EMA/2032/1038, kuna taarikhaysan19/5/2015 T.I

    ayay wakaaladu ku wargalisay Xafiiska Warfaafinta DDS in shaqada si dagdag ah loo ga joojiyo dhamaan Warbaahinta Dalka dibadiisa laga leeyahay iyo wakiila wareedyadooda, maadaama ayna fasax ama ruqsad ka haysan Wakaalada maamulka Warbaahinta Itoobiya ( Ethiopian Media Authority).

    Sidaas darteed Xafiiska Warfaafinta DDS laga bilaabo maanta oo ay taarikhdu tahay 20/05/2015 T.I waxa lagu wargalinayaa dhamaan Warbaahinta Dalka dibadiisa laga leeyahay ee aan fasax iyo ogolaasho haysan in ay ka shaqayn karin Dawlada Deegaanka Soomaalida.

    Halkan ka akhriso:-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.