Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Halkee maraysaa shaqada Ballaarinta Dekedda Boosaaso ? (VIDEO)
    Puntland

    Halkee maraysaa shaqada Ballaarinta Dekedda Boosaaso ? (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa si habsami leh u soconaya mashruuca ballaarinta iyo dib-u-dhiska Dekedda magaalada Boosaaso, oo ah isha dhaqaale ee ugu weyn oo ay heysato Puntland. Diyaarinta jidka ay marayaan wiishashka ka shaqeynaya ballaarinta dekedda ayaa hada gacanta lagu hayaa.

    Dhismaha Dekedda oo dhowaan la daahfuray kadib markii lagu wareejiyay shirkadda DP World, waxaana qorshuhu yahay in marka lasoo gabagabeeyo shaqada socota ee ballaarinta ah ay dekeddu awood u yeelato inay kusoo xirtaan maraakiibta waa weyn.

    Wasiirka Dekeddaha Puntland, Axmed Yaasiin Saalax ayaa sheegay in shaqada ballaarinta iyo dib-u-dhiska Dekedda Boosaaso lasoo gabagabeyn doono bisha December, ee sanadka 2023, wixii intaa ka dambeeyana ay kordhaysa shaqada dhoofinta iyo soo dajinta ee Dekedda Boosaaso.

    https://www.facebook.com/Puntlandstatetv/videos/913768843083978

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    June 7, 2026

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    June 7, 2026

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.