Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Puntland oo Awaamiir kusoo rogtay gaadiidleyda Gaalkacyo
    Puntland

    VIDEO: Puntland oo Awaamiir kusoo rogtay gaadiidleyda Gaalkacyo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 16, 2023Updated:February 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliska Ciidanka ilaalada nabadgelyada waddooyinka (Taraafiko) ee gobalka Mudug – Puntland ayaa ku dhawaaqay awaamiir cusub oo la xiriirta sugida amniga, waxaana ay digniin u direen dadka gaadiidka isticmaala ee kunool Gaalkacyo.

    Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Gaalkacyo, Taliyaha Ciidanka Taraafikada ee gobalka Mudug Cawil Maxamed Cigaal ayuu ku sheegay in ay mamnuuc tahay in gaadiid leh bacaha madow ama taariko la,aanta ah aan lagu dhex wadan karin magaalada Gaalkacyo.

    Taliye Cawil Cigaal ayaa uga digay gaadiidleyda in ay u hoggaan sami waayaan awaamiirta ay soo saareen oo muhiim u ah sugida amniga Gaalkacyo, isagoo xusay in ciddii qaadan wayday ay sharciga marin doonaan, lana saari doono ganaax.

    https://www.facebook.com/Puntlandstatetv/videos/6245100548887193

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    June 7, 2026

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    June 7, 2026

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.