Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Biixi oo sheegay in aysan Duqeymo ka wadin Laascaanood!
    Somalia

    VIDEO: Biixi oo sheegay in aysan Duqeymo ka wadin Laascaanood!

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 16, 2023Updated:February 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlayay xaalada magaalada Laascaanood oo duullaan ay ku qaadeen ciidamo uu kasoo aruuriyay deegaannada Beeshiisa (Isaaq), iyo duqeymaha aan loo meel dayin ee ay ka geysanayaan xarunta gobalka Sool.

    Isagoo ka hadlaya kulan ka dhacay Madaxtooyada Hargeysa ayuu Muuse Biixi, inkiray in ciidamada maamulkiisu ay duqeymo ka wadaan Laascaanood.

    “Maanta wixii Siyaad Barre u gaystay shacabka Somaliland iyo Hargeysa in aannu cid u gaysanno nalagama filayo” ayuu yiri Muuse Biixi, waxaana uu intaa ku daray in kooxo argagixiso ah oo ay la dagaalamayaan ay geysanayaan duqeymaha!.

    Isimadda dhaqanka SSC ayuu ugu baaqay Biixi inay qaataan nabadda iyo wadahadal, isagoo sheegay in dhankooda ay u dirayaan Sool isimo ka socda (Isaaq ah) si ay ula kulmaan dhigooda SSC.

    Hadalka Muuse Biixi ayaa imaanaya xilli magaalada Laascaanood ay maanta ku dhacayeen duqeymo aan loo meel dayin, kuwaas oo magaalada ay ku garaacayaan ciidamadiisa, oo la sheegay in looga adkaaday dagaalada tooska ahaa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    June 7, 2026

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    June 7, 2026

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.