Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka Somaliland oo duqeymo ka wada Laascaanood + Sawirro
    Somalia

    Ciidanka Somaliland oo duqeymo ka wada Laascaanood + Sawirro

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada maamulka Somaliland ayaa maalintii 12aad duqeymo ka wada magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool, kuwaas oo ay la beegsanayaan guryaha shacabku degan yihiin, isbitaalada iyo masaajidada ku yaalla Laascaanood.

    Duqeymaha maanta ayaa bilowaday daqiiqado kooban kadib markii Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlayay Hargeysa, uu sheegay in aysan ciidamadiisu geysanayay duqeymaha Laascaanood, balse ay ka dambeeyaan kooxo argagixiso ah.

    Goobjoogayaal ayaa sheegay in duqeymaha maanta ay ku dhaceen guryo, kuwaas oo gubtay kadib markii dab ka dhashay duqeymaha uu qabsaday. Muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada aayaa sidoo kale muujinaya dhawaqa madaafiicda iyo uur ka baxaysa gudaha Laascaanood.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    June 7, 2026

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    June 7, 2026

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.