Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Guddiga joogtada ah ee BPL oo la kulmay Guddiga gurmadka Laascaano + Sawirro
    Somalia

    Guddiga joogtada ah ee BPL oo la kulmay Guddiga gurmadka Laascaano + Sawirro

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Guddoomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa Guddoomiyey fadhi aan caadi ahayn oo ay yeesheen Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada, kaas oo uu horyimid Guddiga Xukuumaddu u magacawday Arrimaha Bini’aadantinimada ee dadka ka soo barakacay Magaaladda Laascaanood.

    Guddiga ayaa warbixin ku saabsan hawlaha loo xilsaaray la wadaagay Guddiga Joogtada ah, sidoo kalena, Guddiga Joogtada ah ayaa wax ka weydiiyey warbixinta lala wadaagay, isla mar ahaantaana talooyin ku biiriyey hawlaha Bini´aadanimo ee Guddigu ku hawlan yahay.

    Ugu dambeytii, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada oo ku hadalya afka Golaha Wakiillada Puntland ayaa wuxuu kula dar-daaray Guddiga Xukuumadda Dawladda Puntland u magacawday Arrimaha Bini’aadantinimada in ay sii laba jibaaraan wax ka qabashada hawlaha culus ee loo xil-saaray, maadaama xaaladda magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool maalin walba ay ka sii darayso.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    June 7, 2026

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    June 7, 2026

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.