Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Akhriso: DFS oo shirkad gaar ah u xirtay VISA-ha Kenya
    Somalia

    Akhriso: DFS oo shirkad gaar ah u xirtay VISA-ha Kenya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Arrimaha Dibedda Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa shirkad gaar ah oo lagu magacaabo Global Tour and Travel Services u xirtay VISA-ha dal ku galka dalka Kenya.

    Waraaq kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha Dibedda XFS ayaa lagu ogeysiiyay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Kenya in VISA-ha dalkaas ay soo saari karto shirkadda oo la sheegay inuu uu leeyahay mid kamid ah saaxiibada siyaasadda ee ka agdhow Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuuud.

    Safaaradda Soomaaliya ee Kenya ayaa la sheegay in aysan waxba ka ogeyn arrintan, sida aan ka soo xiganay Saraakiil ka tirsan Safaaradda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    June 7, 2026

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    June 7, 2026

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.