Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»XOG: Deni & Axmed Madoobe oo heshiis ku gaaray Dubai
    Puntland

    XOG: Deni & Axmed Madoobe oo heshiis ku gaaray Dubai

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 26, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa kulamo kula yeeshay magaaladda Dubai ee dalka Imaaraatka Carabta, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.

    Kulamada oo dhacay 72 saac ee lasoo dhaafay, ayaa looga hadlayay xallinta khilaafka labada Madaxweyne, oo soo bilowday kaddib doorashadii May 2022, oo uu Axmed Madoobe ka baxay axdi siyaasadeed dhexyaallay isaga iyo Deni.

    Idilnews ayaa xaqiijisay in Deni iyo Madoobe, heshiis ka gaareen is diiddooyinka ka dhex jira iyo dhacdooyinkii abuuray kala-tagooda siyaasadeed, iyadoo Axmed Madoobe uu ballanqaaday in uu si dhow ula shaqeyn doono Siciid Deni.

    Xubno ka agdhow Axmed Madoobe ayaa inoo sheegay in la dhameeyay khilaafka Garoowe iyo Kismaayo, ayna hadda kaddib ka duuli doonaan isku jiho siyaasadeed.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    July 28, 2026

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    July 28, 2026

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    July 27, 2026
    Latest Posts

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Akhriso: Puntland oo baaq kasoo saartay dagaal beeleed ka dhacay Sanaag

    XOG: Saraakiisha gobolka Mudug oo la kulmay Maxamuud Diyaano, wargelina siiyay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.