Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Maxaa dhacaya hadii Maraykanku ku biiro dagaalka Iran?
    Somalia

    Faallo:-Maxaa dhacaya hadii Maraykanku ku biiro dagaalka Iran?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 17, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanku haduu galo dagaalka Iran ka dhanka ah xaalku,waa sii xumaanayaa,waxuuna saamayn ku yeelanayaa dhaqaalaha Aduunka oo hadaba Saliidu 7% qiimaheedu kor ukacay.

    Markii laga duulayo danaha Galbeedka,waa khasab in laga hortago rabitaanka Iran ee Hubka Niyuukleerka.

    Iran,waxaa ka go’an in ay samaysato Hubka Niyukleerka ah,iyadoo Hubkaas heshayna lagulama noolaan karo Gobolka.

    Haatan R.Galbeedka,waxaa culays ku ah Niyuukleerka Pakistan Gacanta ugalay mana aqbali karaan mid kale.

    Iran way fahansan tahay Shaxda oo way ka fogaanaysaa in ay weerarto Maraykanka Xarumihiisa Gobolka si aysan toos isku wajihin.

    Ma fududaan doonto sida la fili karo in Wadaada Iran meesha laga saaro,waxayna sababi doontaa in ay iyaguna raftaan oo sii galaaftan Israa’iil iyo xulufada kale ee R.Galbeedka.

    Iran,waxaa la qiyaasayaa in Gacanteeda ay haatan ku jiraan ku dhawaad 3000 oo Gantaal,kuwaasoo gaysan kara burbur weyn.

    R.Galbeedka,waxaa ufuran Laba Wado mid….

    1. In ay Israa’iil xoojiyaan oo dagaalka galaan.
    2. In ay dagaalka joojiyaan oo Iran udagaan qorshe fog oo ay ku burburiyaan.

    Ugu yaraan dagaalka hada socda Iran,wuxuu gaarsiinayaa dib udhac ku yimaada horumarkii ay ka samayn lahayd samaysashada Hubka Niyukleerka oo meeshii ay Sanad kadib awoodi lahayd in ay soo saarto,waxay ku qaadan doontaa 9- Sano oo danbe,taasoo ah fursad laga faa’idaysan karo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.