Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Maxay tahay ujeedada Netanyahu Ee dagaalka Iran?
    Somalia

    Faallo:-Maxay tahay ujeedada Netanyahu Ee dagaalka Iran?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 21, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    ‘Netanyahu,wuxuu dagaalka iran ugalayaa si uu Kursiga ugu sii fadhiyo”Ayuu yiri Clinton.

    Waxaa la sheegaa in Netanayahu ka duulo Laba Qodob oo kala ah…

    1. In uu awooda sii haysto.
    2. In uu noqdo hogaamiyihii ugu taariikh sareeyay Israa’iil,kaasoo usoo joogay burburinta awoodaha khatarta ku ahaa sida….

    B.Sadaam Iraq.
    T.Asad Siiriya.
    J.Lubnaan Xisbulaah.
    X.Qasa Xamaas.
    KH.Wadaada Iran oo ay hada loolamayaan.

    Netanyahu,wuxuu Siyaasada Israa’iil soo galay,isagoo 39-jir ah,wuxuuna kaga adkaaday markaas Siyaasigii weynaa Shimon Peris.

    Waxaa lagu dhaliilaa in hogaamintiisa Israa’iil ay ku gashay dagaalo ay ku Naf waayeen Dad badan oo Rayid ah oo Caruur ku jirto.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.