Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Maxaad ka og tahay Taariikhda Beelweynta Warsangeli?
    Puntland

    Faallo:-Maxaad ka og tahay Taariikhda Beelweynta Warsangeli?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ingiriisku Qabiiladii Waqooyi Galbeed ee uu qabsaday oo Beesha Warsangeli ay ku jirtay si gaar ah,ayuu ula dhaqmay Beesha.

    Halka Beelaha kale uu Gumaystay,iyaga heshiis gaar ah,ayuu la saxiixday.

    Xuduuda Maanta ay SL sheegato ee Ingiriiska,waxaa lagu asteeyay heshiiskii Suldaan Maxamuud Cali Shire iyo Ingiriis dhexmaray.

    Suldaan Maxamuud,wuxuu ahaa Geesi,Deeqsi iyo Aftahan ka sheeganaa Geeska Afrika.

    Saldanada Dhaqan ee Beeshu,waa mida ugu Faca weyn guud ahaan Beelaha Somalida.

    Si gaar ah Suldaan Maxamuud Cali Shire iyo Boqor Cismaan,waxay lahaayeen xiriir adag oo Ciidankii looga hor tagay Sayidka ee Boqortooyada,waxaa hogaaminayay Suldaan Maxamuud Cali Shire.

    La soco Qaybaha danbe.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.