Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Update:-Garaadada oo la wareegay talada Laascaanood
    Puntland

    Update:-Garaadada oo la wareegay talada Laascaanood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 10, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxay isku dayeen in ay Hotelka Jabutaawi ka furaan Shirka,waxaase Lix Gaari udiray Cabdirisaaq Khaliif.

    Waxay hadana damceen in ay Jaamacada la aadaan,iyadana Ciidan,ayaa waxaa udiray Karaash.

    Kadib,waxaa hawsha la wareegay Garaadada,waxayna amreen in labada dhinac baneeyaan Magaalada,waana la aqbalay.

    Garaadada hada,waxaa usocda fadhi,waxayna soo saarayaan Qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin….

    1. In aan Hal Qodob lagu dari karin Qodobadii Dhulbahante ku heshiiyay ee lagu dhisay Maamulka Firdhiye loo dhiibay.

    2. In Warsangeliga jooga Magaalada dib ugu laabtaan Deegaamadoodii.

    3. In Amniga Magaalada la sugo.

    4. In Garaadadu la kulmaan Raga Xamar ka yimid.

    Majirayo Shir dhacaya,waxaana damaanad qaaday Garaadada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    The Intricate Web of Power: Djibouti’s Influence, Somali Governance, and Allegations of Corruption

    November 9, 2025

    Maxay Maraykanka uga dhigan tahay udoorashada Duqa New York Mamdani?

    November 9, 2025

    Isdhaafsiga ganacsi ka dhexeeya Somaliya iyo Imaaraadka Carabta?

    November 9, 2025
    Latest Posts

    African Union Commission Welcomes South Africa as G20 Chair and Host.

    The Intricate Web of Power: Djibouti’s Influence, Somali Governance, and Allegations of Corruption

    Maxay Maraykanka uga dhigan tahay udoorashada Duqa New York Mamdani?

    Isdhaafsiga ganacsi ka dhexeeya Somaliya iyo Imaaraadka Carabta?

    Faallo:-Dhibaatada laga dhaxlay Hubka Jimcaale iyo talada Aaran-jaan?

    Maxaa ka jira dacaayadaha laga sameeyo diyaaraadaha taageera Ciidamada PL?

    Faallo:-Loolanka Quwadaha Ee Geeska Afrika iyo doorka Puntland?

    Exclusive: Somali ISIS Leader Allegedly Moved to Qatar as Investigations Probe Secret Transfer Mogadishu,Somalia

    Djibouti at a Crossroads: The presidential transition crisis ahead of April 2026 elections

    U.S–Sudan Relations,By U.S. Embassy in Khartoum

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.