Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dhahar:-Isimada oo xoojiyay hadalkii Suldaan Siciid
    Puntland

    Dhahar:-Isimada oo xoojiyay hadalkii Suldaan Siciid

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 12, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Suldaan Maxamed iyo Isimada kale ee Dhahar kasoo hadlay,waxay xoojiyeen ama tilmaameen…..

    1. Warsaxaafadeedkii ay horay usoo wada saareen Isimada Beesha Warsangeli ee lagu cadaynayay mowqifka Beesha ee Shirka Laascaanood.
    2. Hadalkii Shalay ee Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo Isinka Guud ee Beelweynta Warsangeli.
    3. Fariin ay udireen Somalida kale oo ay usheegeen in aan lagu khaldin Shirkaas oo xog aan jirin la siiyo.

    Xaqiiqdii si hufan ayay usoo hadleen Isimada Beelweynta Warsangeli oo ay ula garnaqsadeen Isimada Beesha Dhulbahante.

    Garaad Jaamac oo ah Isinka kaliya ee garnaqsigooda ka garaabay oo bixiyay raaligelintana,waa umahadceliyeen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.