Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay ka dhigan tahay iscasilaada Xubinta Baarlamaan Ee Abwaan Jibril?
    Puntland

    Maxay ka dhigan tahay iscasilaada Xubinta Baarlamaan Ee Abwaan Jibril?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Todobaad ka hor,ayay PL go’aamisay in Abwaan laga xayuubiyo Xubinimada,balse,way ka hakatay,iyadoo la xeerinayo….

    1. Culays horay uga dhashay Xildhibaano laga saaray Baarlamaanka oo Sideed ahaa.
    2. In isagu iscasilo si Diblomaasiyiinta Shisheeye u arkaan.

    Way dhacday oo markii uu ogaaday in aan laga xayuubinayn Xubinta,ayuu iscasilay,waana intay rabtay PL oo ilaalsanaysa maqaamka Golaheeda Sharcidajinta.

    In uu iscasilo iyo in la casilno,waxaa uquruxoonayd in uu iscasilo.

    Suldaan Siciid Todobaad ka hor,ayuu soo gudbiyay Xubintii badali lahayd.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.