Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Markabka Hubka Siday Ee Puntland Qabatay, Maxaa Ka Ognahay Maxaase Dhiman?!!
    Puntland

    Markabka Hubka Siday Ee Puntland Qabatay, Maxaa Ka Ognahay Maxaase Dhiman?!!

    𝕯𝖗. π—πˆπƒπƒπˆπ†By 𝕯𝖗. π—πˆπƒπƒπˆπ†July 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Markabka β€œSEA WORLD,” waxaa uu soo baxay 2005-tii, dhararkiisu waa 80 mitir, waxaana isku badalay lahanshihiisa 3 qof sanidihii (2004, 2007 iyo 2024). Labada jeer ee hore wxa lahaa ganacsato (Jaayniis ah πŸ‡¨πŸ‡³)! Markan danbena JasiiradaKomoros (Comoros Island), waxaa u kiraysnaa iminka Turkiga!Β 

    Registration numberkiisu wa: IMO 9324411, MMSI 620999412!

    Waxyaabahan Shakiga Leh:

    Wuxu kaso baxay Izmir, Turkey wuxuu saacado badan ku xidhna oo u istaagay dalka MASAR (EGYPT), gaar ahan marinka SUEZ dekadiisa (Port Said)!Β 

    Dekadaha ay istaagtay ka hor: China dekadiisa (Lianyungang Port) iyo dekada China (LONGKOU PORT)Β 

    Waxa iga yaabiyay: waxa booking ka ugu jira inay uba socotay β€œDekada Bosaso” inay gaadho malinka July 19 keeda, saacadu markay tahay 09:00 PM habeenimo!!! Sacadas oo dhuumalaysi u eeg!!!Β 

    Maxaa dhiman: inay Puntland si qoto dheer u badho hubkaasi cidda uu u socday! Oo u badantahay deegaanada Punland laftooda! Waxan sugnaaba wa warka Puntland!!

    Faallo Puntland
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Deni iyo saraakiisha Mareykanka ah?

    August 31, 2026

    BOOSAASO: Puntland iyo Mareykanka oo labo arrimood ka wada-hadlaya

    August 31, 2026

    Ciidamo cusub oo la geeyay Garacad, kaddib go’aankii Madaxweyne Deni

    August 30, 2026
    Latest Posts

    Puntland is a territory the U.S. has specifically earmarked with in Somalia.

    Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Deni iyo saraakiisha Mareykanka ah?

    BOOSAASO: Puntland iyo Mareykanka oo labo arrimood ka wada-hadlaya

    Ciidamo cusub oo la geeyay Garacad, kaddib go’aankii Madaxweyne Deni

    Puntland Gains Western Policy Advantages

    Askartii Xananbuure ee lagu qabtay gudaha DDS oo Jigjiga loo qaaday

    Tirada dadka ku dhintay daadadka Nepal oo korortay

    Turkish Bid $5M Ransom for MV LUTUF, pirates says

    PUNTLAND: Madaxweyne Deni oo tababar u soo xiray Kumanaan Askari oo cusub

    Puntland oo si adag u cambaareeysay madax furasho Turkey siisay Burcad-badeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.