Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Warka MSB,waa ka hooseeyaa intii la filayay
    Puntland

    Faallo:-Warka MSB,waa ka hooseeyaa intii la filayay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 14, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warmuryiyeedka kasoo baxay Madasha samatabixinta,waa isku karis ay ka dhex muuqato ku dhex jir Xasan iyo sii wada joogid Xubnaha Madasha ah.

    Waxa kaliya ee laga dhadhansan karaa,waa in Laba garab oo ishuwan kuwada jiraan Madasha,kuwaasoo kala ah…

    1.Garab Xasan ku xiran.
    2 Garab Madaxbanaan.

    Warka soo baxay Labadaba,waa laga dhex akhrisan karaa rabitaankooda.

    Si guud markii loo eego Madashu intii la filayay,waa ka macno yar tahay,waana ka hoosaysaa Warka kasoo baxay mid uqalma xaalka adag ee Dalku marayo.

    Afarta Qodob ee ay dul isaataageen,waa muhiim,waxaase diciifiyay markay ka dhigeen talo bixin ama baaq.

    Odoyaashu,waxba maanan soo saarin oo waan kala jabnay ayay iska difaaceen ee ĺoogama fadhiyin war sidan udabacsan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.