Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Kulan Taariikhiya oo dhexmaraya Trump iyo Putin
    Puntland

    Kulan Taariikhiya oo dhexmaraya Trump iyo Putin

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 15, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulanka taariikhiga ah,islamarkaana sida la saadaalinayo hadii ay wax uga soo baxaan noqon doona mid macno weyn sameeya,ayaa qabsoomaya goordhow.

    Trump iyo Putin oo kala hogaamiya Wadamo kala ah awooda caalamka ee hada iyo awood mar la maqaam ahayd,haatanse hoos uga dhacday heerkaas,ayaa ku kulmaya Saldhig Milleteri oo ku yaal Gobolka Alaska ee cariga Maraykanka.

    Trump,wuxuu si cad uyiriโ€ฆ (Kulankan,wuxuu soo afjari doonaa dagaalka Ukrain,hadii kale Ruushku cawaaqib,ayuu la kulmi doonaa).

    Inkastoo uusan sheegin Trump cawaaqibka Ruushku kala kulmi doono Maraykanka,hadana,waxaa la saadaalinayaa in ay dhici karto cunaqabatayn iyo Canshuur dheeriya in uu kusoo rogo Ruushka.

    Ka hor inta uusan la kulmin Putin,wxuu Trump khadka kula hadlay Madaxda Yurub,iyagoo umuujiyay in ay ku faraxsan yihiin kulankaas,balse ay ku darsadeen talooyin muhiim ahaaโ€ฆ.

    1.Heshiis Ukrain ka maqan tahay in aan la gaarin.

    2.Heshiis Nabadeed in uu ka bilowdo Xabad joojin.

    1. Heshiis walba oo la gaaro in uu damaanad qaado amniga Ukrain.

    Waxaa muuqata in Trump qaatay taladaas oo wax weyn uu badalay dadaalkii Mw Ukrain sameeyay Saacadihii lasoo dhaafay,kaasoo uu kula hadlay 30- hogaamiye oo caalamka ah si ay Trump wax uga badalaan fikradihiisii.

    Kulanku hadii uu miradhal noqdo,waxaa kulmi doona Putin iyo Zelensky.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    October 19, 2025

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    October 19, 2025

    Xuutiyiinta Yemen oo weeraray Markab ku wajahan Dekeda Jabuti

    October 18, 2025
    Latest Posts

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Xuutiyiinta Yemen oo weeraray Markab ku wajahan Dekeda Jabuti

    Maxay kala yihiin kaydadka dabiiciga ah Ee PL ka samayn karto dhaqaale xoog badan?

    Maxay ahaayeen Qodobadii looga wada hadlay kulankii Itoobiya iyo SL?

    Maraykanka oo udiiday Ukrain Gantaalada Tomahawk

    Heshiiskii Niyukleerka Ee Iran iyo quwadaha oo dhamaaday

    ๐€๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ซ๐š๐ฅ๐ข๐š ๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ฉ-๐ž๐ฑ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ ๐›๐š๐ง ๐ก๐ž๐ฅ๐ฉ๐ฌ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š ๐ฐ๐ข๐ง $๐Ÿ ๐›๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐จ๐ง ๐จ๐Ÿ ๐ฌ๐š๐ฅ๐ž๐ฌ

    Faallo:-Fudaydka Siyaasada dibada Ee Xasan iyo saamaynta loolanka quwadaha caalamka

    Sidee PL uga faa’idaysan kartaa Kalluunka ay hodanka ku tahay?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.