Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Beesha Sool Bari oo markale siriq Siyaasadeed iyo Juquraafi isgelisay
    Puntland

    Faallo:-Beesha Sool Bari oo markale siriq Siyaasadeed iyo Juquraafi isgelisay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 24, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sool Bari markale ayay siriq isgelisay,iyadoo caadifaysan oo waxay ka cararayso aan aqoon.

    Markii khiyaaligooda loo raaco Gudoomiye Baarlamaan Qabiilka hela,waxay ka macno tahay in uu ka yahay Deegaankaas uu ka helay 30% Dhul iyo Dad.

    Hadaba Beesha Fiqishinni maka tahay 30% Dhul iyo Dad Sool Bari?

    Jawaabtu,waa Maya,waxaase u ansixiyay Beeshii degtay Sool Bari oo u ogolaatay in ay leeyihiin 2- da Degmo iyo barka Beeshu ka degto Gobolka Sool Hal Degmo oo ka mid ah.

    Si kale hadii loo dhigo Beesha Dhulbahante,waxay Somaliya ka degtaa 3-Degmo oo buuxa marka laysku celcesho,waxayna Degmo uhadyaysay Fiqishinni oo ahaa Wadaad Quraanka u akhriyi jiray tarantiisii oo aan ka badnayn 100- Qoys.

    Waa nasiibdaro oo waa na dhibaysaa khataraha Beeshaas ay dhex istaagayso,iyadoo aan la aqoon waxay ka cararayso.

    Dhul Warsangeli qayb lagama siin Fiqishinni.

    Dhul Majeerteen qayb lagama siin Fiqishinni ee waxa Dhulkooda bixiyay,waa Dhulbahante.

    Maxay ku badasheen?

    1. In Xasan DG ka dhigo.
    2. In aysan helin Beelaha Faarax Garaad iyo Baho Nugaaleed jagooyinkaas Fiqishini qaatay.

    Maxay ku hadli doonan Beri markii Beelaha Waqooyi wax loo qaybinayo oo Fiqishinni ay helaan 30% Dhulka Sool Bari?

    Qorshahan oo kale,waxaa ka diiday Xasan JL iyo KG.

    Sool Bari Beesha degta Shalay,waxay xanbaarteen oo God ku shubay Nin Sayid usheegtay Maantana,waxay raaceen khiyaamadii Xasan Shiikh.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.