Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada Difaaca Puntland oo Ceelal hor leh ka sifeeyay argagixisada
    Puntland

    Ciidamada Difaaca Puntland oo Ceelal hor leh ka sifeeyay argagixisada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 28, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Baallade; 28, August, 2025: Ciidamada Difaaca Puntland,ayaa dagaal culus oo ay ku qaadeen mar kale gacanta kaga dhigay khawaariijta Daacish sal-dhigyadii ugu waa waynaa ee Ceelasha Naas Madoobe iyo Kal idaad ee togga Baallade, halkaasi oo ay kaga furteen Hub hor leh iyo Rasaas tiro badan.

    Halyeeyada Difaacayaasha Puntland,ayaa maanta Argagixisada ISIS ka diley 7-xubnood, ka hor inta aanay ka qabsan fadhiisimaha iyo hubka.

    PMPF Telegram Channel
    https://t.me/pmpfofficial

    CiribtirkaArgagixisada2025

    HawlgalkaHilaacPL2025

    PuntlandProtectionforce

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.