Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wafuud heer caalamiya oo kusoo wajahan Puntland Todobaadka danbe
    Puntland

    Wafuud heer caalamiya oo kusoo wajahan Puntland Todobaadka danbe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 18, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni oo hogaaminaya wefti balaaran,ayaa soo gaaray Adis-ababa caasimada itoobiya.

    Madaxweynaha,ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku joogay booqasho Wadanka Imaaraadka Carabta.

    Intii uu ku sugnaa Imaaraadka,wuxuu kula kulmay Madaxda Dalkaas iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe.

    Madaxweynaha iyo weftigiisu inta ay joogaan Itoobiya,waxay la kulmayaan Madaxda Dowlada Itoobiya.

    Waxay kaloo booqan doonaan dhaawacyada Ciidamada difaaca Puntland ee ku jira isbitaalada Itoobiya.

    Saadanbe,ayuu weftiga Mw hogaaminayo soo baxayaan oo kasoo dagayaan Bosaso xarunta ganacsiga PL.

    21-ka bisha,waxaa Bosaso kasoo degaya wefti sare oo Maraykan ah oo Mw qaabili doonaa.

    23-ka bisha,waxaa kaloo kasoo degaya wefti sare oo Ingiriis ah oo Mw qaabili doonaa.

    Xurmada iyo karaamaynta caalamku uhayo PL,wuxuu marayaa halkii ugu sareeyay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.