Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka oo bogaadin iyo mahadcelin kala dul dhacay Puntland
    Puntland

    Maraykanka oo bogaadin iyo mahadcelin kala dul dhacay Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dadaalkeeda la dagaallanka argagixisada iyo burcada badaha,ayuu Maraykanku ku amaanay Puntland.

    Danjire Riley iyo Talyaha USSOCAF Sarreeye Gaas Claude Tudor oo hogaaminayay wefti sare oo Maraykan ah oo gaaray Bosaso,ayaa qiray in Ciidamada PL ee iskugu jira Milleteriga iyo CID ay yihiin muhiim cadowga caalamoga ah dhabarka ka jabiyay.

    Maraykanku in uu maqsuudka ka noqday sida PL uga hawlgashay argagixisada,waxaa muujinaya booqashada weftiga iskugu jira siyaasada iyo Milleteriga ee utagay Mw Deni oo ay u arkaan hogaamiyaha kaliya ee haya shaqadii saxda ahayd.

    “Ambassador Riley and @USSOCAF Commander Major General Claude Tudor met with President Deni to express appreciation for Puntland’s steadfast efforts in combating ISIS and ensuring maritime security. While the United States provides unique capabilities in support, local forces are the tip of the spear, taking the fight to the enemy who threatens not only Somalia, but the region, and our homeland. This is the kind of coordinated approach that helps protect American interests at home and abroad.”.

    Maraykanku,wuxuu umuujiyay PL garabistaag iyo in ay tahay Dowlada sida saxda ah qayb uga ah danaha Maraykanka ee Geeska Afrika.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.