Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shirka Nabada Sanadlaha PDRC oo Garowe ka furmay
    Somalia

    Shirka Nabada Sanadlaha PDRC oo Garowe ka furmay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 21, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shir-sanadeedka Nabadda PDRC,ayaa si rasmi ah uga furmay caasimada PL ee Garowe.

    Shirkan,waxaa kasoo qayb-gelay Dowlada Puntland,haldoor caalamka iskaga yimid oo iskugu jira Aqoonyahanno Somaliyed oo kuwo shisheye.

    Sannadkan,waxaa dooda Shirku ay tahay…

    1.Isbeddelka Cimilada.

    2.Nabadda.

    3.Amniga.

    4.Tubta mustaqbal nabdoon oo adkaysi leh.

    APC2025

    AnnualPeaceConference

    climatechange.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mareykanka oo Duqaymo ka fuliyey Toga Baalade Ee Calmiskaad

    September 21, 2025

    Maraykanka iyo Puntland oo dhisanaya hay’ad amaan oo wadajir…

    September 20, 2025

    Maraykanka oo bogaadin iyo mahadcelin kala dul dhacay Puntland

    September 20, 2025
    Latest Posts

    Mareykanka oo Duqaymo ka fuliyey Toga Baalade Ee Calmiskaad

    Shirka Nabada Sanadlaha PDRC oo Garowe ka furmay

    Maraykanka iyo Puntland oo dhisanaya hay’ad amaan oo wadajir…

    Maraykanka oo bogaadin iyo mahadcelin kala dul dhacay Puntland

    Maxay uga wada hadleen kulanka Bosaso Puntland iyo Maraykanka?

    Maxay kawada hadlayaan Puntland iyo Maraykanka?

    On Trump’s Comments: Can President Hassan Sheikh Respond?

    Trump oo weerar Afka ah ku qaaday Ilhaan iyo sinjiga Somaliga

    Faallo:-Somaliya Deni hogaaminayo ama Somaliya kala tagta,ayaa is hortaal

    Imaaraadka oo maalgashanaya garoonka diyaaradaha Cigaal Hargaysa

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.