Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo baadigoob ugu jira isla sawirka Trump
    Somalia

    Xasan Shiikh oo baadigoob ugu jira isla sawirka Trump

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 23, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ilaa iyo hada Trump,waa diidan yahay in uu xataa la galo sawirkii caadiga ahaa ee Shirka QM.

    Kulankan xataa ma fadhiyo Safiirkii QM,waa lataliye hoose oo Trump kalataliya arimaha Afrika.

    Sida aan xogta ku helay kulankan,wuxuu daarnaa sida Trump loola kulansiin karo iyo Wadooyinka uu mari karo.

    Diidmada Trump,waxay muujinaysaa sida BC uga quusatay Maamulkiisa,waxayna daba socotaa diidmada Trump diiday in uu isla sawiro fariimaha ay gudaha dalka ka dirayaan Safiirada BC,kuwaasoo kasoo xirxirtay Xamar.

    Caalamka iyo Somalidu,waxay isku raacsan yihiin Bisha May hadii la gaaro in uusan Hal Maalin ku darsan Xasan Shiikh.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.