Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Khudbadii Xasan Shiikh oo noqotay mid maran
    Puntland

    Faallo:-Khudbadii Xasan Shiikh oo noqotay mid maran

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 1, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Inta badan,waxay ahayd mid guud oo aan lahayn faahfaahin la arki karo….

    1.Wuxuu ka hadlay in uu horumariyay Waxbarashada mana sheegin Deegaan uu ka fuliyay horumarkaas.

    2.Wuxuu sheegay Caafimaadka in uu horumariyay mana sheegin Deegaan uu ka fuliyay.

    3.Wuxuu sheegay in Ceelkii Shidaal ee ugu horeeyay Somaliya si tijaabo ah looga qodayo,waana xog khaldan oo horaa Sadex Ceel looga qoday Dalka….

      B.Gedo
      T.Holhol.
      J. PL.

      Qodobka xalinta khilaafaad ma magac dhabin cida uu la heshiinayo ama wada hadalka kula jiro kaliya si guud,ayuu uhadlay.

      Waxaa la oran karaa khudbadii Xasan,waxay ahayd….

      B. Mid uu kusoo gudbinayay waxa Maamulkiisa uqabsoomay oo ubadan ,waxaan xaqiiq ahayn.

      T. Mid Aftahanimo iyo iska hadal qurxoon ku salaysan.

      J. Mid muujinaysa in uu ubaahi qabo heshiis uu la galo PL & JL.

      Qodobka la oran karo,waa ugu macquulsanaa,waa mida Maxaabiista lagu hayo LC uu ka yiri….

      “Hala sii daayo oo halagu daro Gabdho si ay Nabada door uga qaataan”,Waa meel galaa hadalkaas.

      Follow on Google News Follow on Flipboard
      Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

      Related Posts

      Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

      February 7, 2026

      Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

      February 7, 2026

      Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

      February 7, 2026
      Latest Posts

      Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

      Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

      Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

      Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

      Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

      Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

      Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

      GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

      Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

      Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

      Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
      • Home
      • Puntland
      • Somalia
      • News in English
      © 2026 Idil News

      Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.