Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Deni miyuu uga adkaaday loolankii siyaasadeed Xasan?
    Puntland

    Faallo:-Deni miyuu uga adkaaday loolankii siyaasadeed Xasan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 3, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maanta,ayaa udanbaysay muuqashada fashilkiisa oo Dhulka Xamar uu ka hadlayay,isagoo umuuqday Duqa Miqdisho…..

    1.Kama hadlin xaalada guud ee Dalka

    2.Kama hadlin argagixisada.
    3.Kama hadlin amniga.
    4.Kama hadlin Dhaqaalaha.
    5.Kama hadlin Midnimada.
    6.Kama hadlin siyaasada.
    7.Kama hadlin Dowlad dhiska.

      Horay,wuxuu ugu fashilmay….

      1.Siyaasadii gudaha.
      2.Siyaasadii dibada.
      3 .Amnigii Wadanka.
      4.Dhaqaalihii.
      5.Midnimadii.
      6.Dowlad dhiskii.

      Tagidiisa Kismaayo,waxaa macno tiray Shirkii Nayrobi iyo Golihii kasoo baxay,waxaana ka kala daatay khiyaamadii uu watay ee ahayd Axmed ku guur oo uga badalo aqoonsi in uu kula qabto doorasho beenaadka.

      Tuhun kala gelintii PL& Jl,waa ka fashilantay.

      Sidoo kale Imaaraadkii uu ka codsaday in uu la heshiisiiyo PL & JL si xirfadaysan ayay PL & JL umaareeyeen oo u hordhigeen mowqif cad oo la fahmi karo,taasoo sababtay in Kenya oo ahayd fuliyaha shaqadan la mowqif noqoto PL& JL.

      Haatan Dowlad kale oo talada la yeelatay,isla markaana sharciyada qayb ka haysata,ayaa la yagleelay,taasoo ah…

      ( Golaha Mustaqbalka Somaliyed).

      Wax Gacan ugu jira iyo Siyaasad kaligii uxiran majirto,waxaana mudo xileedkiisa laysla waafaqsan yahay ka haray 7- Bilood.

      Follow on Google News Follow on Flipboard
      Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

      Related Posts

      Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

      June 9, 2026

      Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

      June 9, 2026

      Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

      June 9, 2026
      Latest Posts

      Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

      Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

      Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

      Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

      Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

      Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

      Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

      Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

      Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

      Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

      Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
      • Home
      • Puntland
      • Somalia
      • News in English
      © 2026 Idil News

      Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.