Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu Maraykanku uga faa’idaysanayaa Canshuuraha dheeriga ah uu soo rogay?
    Somalia

    Muxuu Maraykanku uga faa’idaysanayaa Canshuuraha dheeriga ah uu soo rogay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 4, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump,ayaa ku dhawaaway Qof walba oo Maraykan ah oo haysta dhalasho in uu siin doono $2-kun.

    Lacagahan,ayaa ka soo xarooday Canashuuraha Trump kusoo rogay Alaabaha loo soo dhoofsho Maraykanka ee laga keeno Wadamada kale ee Dunida.

    Lacagahan cashuuraha ka soo xarooday,ayaa noqday kuwo fara badan,waxaana loo isticmaalayaa Laba qaybood oo kala ah…..

    1.In lagu bixiyo daymaha dalka lagu lee yahay.
    2.In Dadka loo siiyo Gunno ahaan,iyadoo Qof walba oo Maraykan ah heli doona Lacag dhan $2000 Bil walba.

    Tani,waxay utahay Trump sumcad iyo soo jiidasho Shacab,waxaana loo arkaa hogaamiye ka dhabeeyay halhayskiisii ahaa ( America First).

    Xigasho:-Soojire-TV.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.