Xaruntii Nisa ee Godka Jilocow Xamar,waxaa weeraray argagixisada AS.
Wararka hordhaca ee laga helayo halkaas,ayaa sheegaya in Xabadu dhacayso oo Ciidamada Haramcad ay isku dayayaan in ay ka saaraan Xarunta Maleeshiyada AS.
Xaruntan,waa meel xiran in AS gudaha ugalaan mahan wax caadiya oo iska dhacay xaqiiqdii.
Weerarkan,wuxuu yimid,iyadoo mudo laga nastay weerarada argagixisada oo Dadka Muqdisho halmaameen Qaraxyada.
La soco wararkayaga danbe.