Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xasan Shiikh oo ugu danbayn isku dhiibay Axmed Madoobe
    Puntland

    Xasan Shiikh oo ugu danbayn isku dhiibay Axmed Madoobe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 5, 2025Updated:October 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu danbayn,isagoo hagoogan oo qajilaya,isla markaana dacaysan,ayuu ka degay Kismaayo Xasan Shiikh.

    Waa tilmaan cad oo muujinaysa in uu ku fashilmay siyaasada iyo wuxuu ka shaqaynayay.

    Safarka Xasan ee Kismaayo ujeedadiisii,waxaa macno tiray Shirkii Nayrobi iyo yagleelida Golaha Mustaqbalka Somaliya.

    Balse,iyadoo laga duulayo tixgelinta codsigii Xasan udirsaday Imaaraadka,ayaa la aqbalay in Kismaayo Axmed ku qaabilo oo eed reebid loo isticmaalo.

    Igu sawir wax ka weyn kalama soo laabanayo Xasan Kismaayo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.