Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay sababta loo baajiyay mudaahaaraadkii Mucaaradka Ee Xamar?
    Somalia

    Maxay tahay sababta loo baajiyay mudaahaaraadkii Mucaaradka Ee Xamar?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mudaahaaraadkii ay qorshaysteen mucaaradka Xamar,waxaa loo baajiyay baqdin amni.

    Talyaha Booliska iyo Talyaha Nisa,ayaa uwada tagay Odoyaasha Mucaaradka kana codsaday in ay dib udhigaan banaanbaxa.

    “Baabuur qaraxyo ka buuxaan,ayaa Magaalada ku jira oo aan raadjoognaa ee dib udhiga mudaahaaraadka”Ayay ku yiraahdeen Mucaaradka.

    Waxaa laysku afgartay in gudi labada dhinac ah la sameeyo oo Sabtida ama Axada mid la qabto banaanbaxa.

    Waa fadeexad Magaaladii Xasan ku faanayay in uu ka qabanayo Doorasho Qof iyo Cod ah in banaanka loosoo bixi waayo.

    Jimcihii ayay ahayd markii uu Masaajidka ka lahaa ” AS wax qarxin kara miyaa haray”.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.