Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Diblomaasiyiinta shisheeye iyo QM oo uga digay Xasan samaynta New JL
    Somalia

    Diblomaasiyiinta shisheeye iyo QM oo uga digay Xasan samaynta New JL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanka,Ingiriiska,Itoobiya,Kenya iyo QM,ayaa ukeenay Warqad ay ku qoran tahay in uusan ku dhaqaaqi karin ka shaqaynta waxa loogu yeero ( New Jubaland).

    “Horay,ayaan kaaga dignay LC,wixii aad ka samaysay,markale khaladkii oo kale ha gelin oo Gedo wax haka samayn,hadaad ku adkaysato,waxaan soo saaraynaa Qoraal nuxurkiisu yahay (In aad qaswade tahay),waa fariinta Xasan farta laga saaray.

    Dhanka kale Siyaasiyiinta lagala laabtay ama lagala laaban doono Basaboorada,waxaa ka mid ah….

    1.Fartaag oo haysta Diblomaasi Itoobiya,kaasoo ka dhacaya 2028 mana loo cusboobaysiin doono.

    1. Indhokorey oo haysta Diblomaasi Itoobiyaan ah.
    2. Rw xigeenka 2-Aad DFS oo haysta Kenyan.

    4.Xoghaynta Xamse.

    Dadka la bartilmaameedsaday,waa Gudigii ugu danbeeyay ee Xasan Shiikh umagacaabo dhismaha New JL,sida xogaha aan ku helayno

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.