Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland:-Saadaasha Roobka Ee Maalmaha 09-15 OKTOOBAR 2025
    Puntland

    Puntland:-Saadaasha Roobka Ee Maalmaha 09-15 OKTOOBAR 2025

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Saadaasha roobka, qaybo ka mid ah degmooyinka ceerigaabo, Taleex, Boocame Xudun, Garowe, Laascaanood iyo Burtinle, ayaa lafilayaa inay helaan roobab xaddigoodu dhex dhexaad yahay kuwaas oo gaari kara (40-100) mm sababi karana daadad meelaha godan iyo biyo mareeenada ah.

    Halka deegaanada qaar sida Laasqoray, Badhan, Waaciye, Dhahar, Qardho, Benderbeyla, Bursaalax, Galkacyo,Godobjiraan, Jariiban,iyo Qardho la filayo inay helaan xaddi roobaad u dhexeeya (10-40) mm.

    Degmooyinka dhaca xeebaha sida Xaafuun, Gumbax, Balidhidin, Caluula iyo Qandala ayaa la filayo inay helaan roobab ka yar degaanada kale ee Puntland.

    Dhammaan bulshada ku dhaqan dagmooyinka xaddi roobaad koodu dhex-dhexaadka yahay waxaa lagula talinnayaa inay taxadar dheeriya muujiyaan kana fogaadaan meelaha biyo mareenada ah.

    DHAMMAAD

    Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
    Xafiiska Warfaafinta Xarunta Maareynta Xogaha Biyaha iyo Dhulka Puntland
    E-mail: info@imcpuntland.so
    Facebook: https://www.facebook.com/imcpuntland/
    Twitter: https://twitter.com/imc_puntland

    imcpuntland #Puntland

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.