Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Muxuu ka yiri Safiirka UK kulankii uu la qaatay Mw Deni?
    Puntland

    Muxuu ka yiri Safiirka UK kulankii uu la qaatay Mw Deni?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safiirka UK ma xusin DFS,halka PL uu toos usiiyay maqaamkeeda oo u karaameeyay oo cadeeyay in ay kala xaajoodeen amaanka iyo xaalada guud ee Somaliya.

    Sadex Qodob oo Dowlad dhiska Somaliya hortabin u leh,isla markaana BC taageerayso,ayaa kala ah…….

    1.Dagaalka argagixisada.
    2.Dimuqraadiyada.
    3.Qadiyada SL.

    Sadexdaas Xasan,waa ku fashilmay,waana dhaqaajin waayay oo Lacag,ayuu ka dhex raadiyay.

    Balse Mw Deni,ayaa ka faa’idaystay oo shaqadii Xasan loo siiyay mudo xileedka qaatay…..

    B.Dagaalkii argagixisada waa ka mira dhaliyay.

    T.Dimuqraadiyadii,waa ka mira dhaliyay.

    J. SL wada hadal buu la furay,waana la heshiiyay,si gaar ahna colaada Ceerigaabo,waa la xakameeyay.

    Caalamku,wuxuu ugu abaalguday Puntland ……..

    B.Maqaam iyo karaamayn uusan Xasan haysan oo la siiyay.

    T.Taageero Milleteri.

    J.Taageero horumarineed.

    X.Mudnaan gaar ah.

    Uk,waxay Miiska usoo saartay PL Sadex Qidib oo ay ku taageerayso,kuwaasoo kala ah……

    1.Santuukh horumarineed oo PL gaar uyeelato.

    2.Ciidamada oo ay la dhisto oo ay ka taageerto maaliyada.

    3.Saldhig Ciidan oo ay PL ka dhisato,kaasoo soo kordhinaya dhaqaale iyo awood.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.