Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Heshiiska Israa’iil iyo Xamaas oo si rasmi ah loo saxiixay
    Somalia

    Heshiiska Israa’iil iyo Xamaas oo si rasmi ah loo saxiixay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    In ka badan 20 Wadan Madaxdoodii oo ay ugu horeeyaan Maraykanka, Turkiga,Qatar iyo Masar,ayaa kuwada saxiixay Sharma Shiikh damaanadqaadka Wajiga 1-Aad ee heshiiska lagu soo afjarayo colaada Qasa ee Israa’iil iyo Xamaas.

    Sida uu sheegay Mw Trump Wajiga Labaad ee heshiiskan,ayaa socda oo la diyaarinayaa.

    Waa bilow wanaagsan oo Xabadii,waa istaagtay,waana lasii daayay Maxaabiistii labada dhinac.

    Balse maalamaha danbe wada xaajoodku,waa kasii adkaan doonaa Maanta oo waxaa loo gudbayaa Wajiyada adag…..

    1.Ciidamada caalamiga ah ee imaanaya tiradoodu waa meeqa,halkee ka imaanayaan,doorkoodu muxuu noqonayaa iyo Israa’iil see uwada shaqaynayaan.

    2.Xamaas sidee Hubka looga dhigayaa oo ay uwareejinayaan maamulka Qasa.

    3.Sidee noqonayaa Mashruuca dib udhiska Qasa.

    Si kastooy tahay,waa bilow fiican iyo maalmo Trump muujiyay awoodiisa hogaamineed iyo saamaynta Maraykanka ee caalamka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.