Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Galkacyo 15-kii Sano ee udanbeeyay haday ugu amni wanaagsan tahay
    Puntland

    Faallo:-Galkacyo 15-kii Sano ee udanbeeyay haday ugu amni wanaagsan tahay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dilalka ka dhacaya mahan kuwo argagixiso ka danbayso iyo kuwo siyaasadeed ee waa danbiyada caadiga ah.

    Mida kale oo aan la yaabka lahayn,waxay tahay Aanada Qabiilka iyo Mudug oo isku Sancan.

    Waxaa la yiraahdaa Mudug,waxaa degan Jin hodan ah oo waa lagu hodmaa,balse Dhiiga Ragga Caba.

    Waa soo jireen Aanadu oo xataa hadii Hubka laga wada urursho ma joogsanayo,sidoo kale Geed walba hadii Askari la istaajiyo ma joogsanayo.

    Mudug xaalkeeda amni si hoose,ayaan ula socdaa oo ula hawlgalaa laamaheeda amniga kamana jirto khatar ka weyn Aanada dhaqanka soo jireenka u ah.

    Dadku caadifada lasoo boodka ah haka gudbaan,sidaanoo kale Garowe,ayaa danbiyo isxigxigay ka dhaceen,waxay halmar wada qabsadeen Makarafoono ay ku leeyihiin Magaalada Quraan halagu akhriyo.

    PL amnidaro kama jirto xilligan ee waxaa ka jira danbiyada caadiga ah ee la ogol yahay in ay ka dhex dhacaan Bulsho meel ku nool.

    Maraykanka Hubka Gacanta shacabka ku jira,waxaa ku naf waaya Maalin walba Dad fara badan lamana dhaho,waxaa gacantii ka baxay amnigii Wadanka.

    Magaalo ay ku nooshahay ku dhawaad Nus Milyan Qof Maalinkii qiimaynta caadiga ah,waa in ay ku dhiman karaan ilaa 5-Qof,waana in ay ka dhici karaan ugu yaraan 15-dhacdo oo amni daro ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.