Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar
    Somalia

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 21, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan laftigiisa,ayaan fahansan in uu ka shaqaynayo,waxaan soconayn,wuxuuse ka rabaa mudo kororsi dadban.

    Waxaa utagay Shariif Sakiin,Daahir Geelle,Mursal iyo Cumar,waxay ka dalbadeen in uu Laftagareen kala hadlo si Xisbigoodii ay ugaarsiiyaan Baydhabo uguna daahfuraan doorashadii Qof iyo Cod ee ay Xasan la qaateen.

    Xasan,wuxuu ugu jawaabay,waa tagaysaan,waana laydin furayaa garoonka,waxaadna uleedihiin xaq.

    Kadib,wuxuu la kulmay Aadan Madoobe iyo Laftagareen oo wada socda,wuxuuna ku yiri…”Odoyaasha,waa maaweelinaynaa ee garoonkiina xirta hana aqbalina in ay yimaadaan Baydhabo”.

    Saakay,ayaa Odoyaashii oo wata durbaankii Qof iyo Cod garoonkii diyaaradaha laga xirtay.

    Shariif Sakiin iyo Cumar,waabaa ku baryay,wayse dareensan yihiin lugooyada ku dhacday in aysan Laftagareen ka imaan ee ay Xasan ka timid.

    Xasan Labada dhinacba,waa dhabar taabtay.

    Qaraxa siyaasadeed ee Baydhabo ka dhacay,wuxuu kaloo ka dhici doonaa Dhuusamareeb iyo Jowhar.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.