Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL
    Puntland

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Saaxiibkay Siciid Deni iyo maamulka Puntland,ayaan u mahadcelinayaa”Ayuu yiri.Madaxweyne Cirro.

    Hadalkan,ayuu ka sheegay Cirro Shirka Nabada ee Sanaag oo uu maanta kusoo xiray Magaalada Ceerigaabo.

    PL,waxay door weyn ka qaadatay qabsoomida Shirkan iyo guud ahaan xasilinta Gobolka Sanaad,iyadoo xakamaysay maleeshiyaadka ka imaanayay dhanka PL.

    Labada Madaxweyne,ayaa wada qabtay shaqo badbaadisay Sadex meelood oo Labo Dadka Somaliyed ee geeska Afrika ku dhaqan ayay wada qabteen.

    Ceerigaabo in ay Nabad ahaato,waa aragti ay ka midoobeen PL iyo SL.

    Xumaan,cuqdad,caadifad iyo Qabyaalad la karkariyo haday macno samaynayso 30-kii Sano ee udanbeeyay ayay samayn lahayd oo meel lagu gaari lahaa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.