Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Maxaa kala soconaa Colaada Sudan?
    Somalia

    Faallo:-Maxaa kala soconaa Colaada Sudan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 31, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sudan,waxaa ku diriraya Sudaaniyiintii oo Laba garab ah,waxaana kala taageeraya Dowlado banaanka ah.

    Masar,Qatar iyo Turki,waxay taageerayaan Ciidanka Milleteriga ah,halka Imaaraadkuna taageerayo Ciidamada RSF.

    Dacaayadaha PL lasoo gelinayo,waa qayb ka mid ah dagaalka Sudan iyo loolanka udhaxeeya Wadamadaas.

    Yaa riixaya dacaayadaha?

    Banaanka,waxaa Lacag ku bixinaya Qatar iyo Turki,halka gudaha Somaliya ay faafinayaan kooxdii Fahad Yaasiin iyo kooxda Xasan Shiikh.

    Muxuu yahay ujeedkooda?

    Waxay ka duulayaan Laba Qodob oo kala ah….

    1.Baqdin ay ka qabaan Deni iyo hankiisa Madaxweyne ee Somaliya.

    1. Xumaan ay ka xun yihiin Imaaraadka ka guuray Xamar ee PL si fiican udagay,isla markaana 5000 oo Qof shaqo u abuuray.

    Sidee looga hortagi karaa?

    In Dowlada PL usamayso koox gaar ah oo la socota wararkooda isla markaana ka jawaabta wararka mudan in laga jawaabceliyo,balse kuma filna in laga aamuso.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.