Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada
    Puntland

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Duqeymo culus,ayaa lagula beegsaday beegsaday goordhaweyd Ceelka Maragade ee Togga Baallade firxadka kooxda argagixisada ah ee Daacish.

    Sidda uu sheegay Taliska Howlgalka ciribtirka Argagixisada Puntland – duqeynta waxaa fuliyay saaxiibada Dowladda Puntland ee Mareykanka, oo taageeraya ciidamada geesiyaasha ah ee Puntland oo wadda howlgal cir iyo dhul ah oo lagu sifeynayo haraadiga Daacish.

    “Duqeyn,ayaa hadda lagula beegtay firxadka Argagixisada Daacish, Ceelka Maragade ee togga baallade. Duqeynta waxa fuliyey saaxiibada Dowladda Puntland ee Maraykanka”.

    Howlgalka Hillaac ayaa hadda maraya meel gabagabo ah, ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ayaa dilay saacadihii lasoo dhaafay xubno katirsan firxadka argagixisada, kuwaas oo ku go’doonsan gododka kooban ee ay kaga dhuumaaleysanayaan Togga Baallade ee buuraleyda Cal-miskaad.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    October 18, 2026

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026
    Latest Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.