Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland
    Puntland

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 19, 2025Updated:November 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Saxaafada caalamka,waxaa soo jiitay hawlgalka Calmiskaad ee Ciidamada difaaca Puntland ay ku jiraan mudo ku dhow sanadka.

    Saxaafadaas,waxaa ka mid ah The Times iyo Wariyaheeda Thomas oo maalmahan ku sugan Buurta Calmiskaad si uu barnaamijyo uga soo sameeyo guulaha ciidamada Puntland gaareen.

    Arimaha soo jiidashada leh ee aduunku danaynayo,waxaa ugu weyn……

    1.Geesinimada iyo adkaysiga Ciidamada PL.
    2.Hogaaminta saraakiisha CDPL.
    3.Sida Dowlad Goboleed kaligii umaareeyay dagaalkan adag ee lala galay argagixisada ugu khatarsanayd caalamka.

    Dagaalka argagixisada PL,wuxuu usoo jiiday Indhaha caalamka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    October 18, 2026

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026
    Latest Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.