Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.
    Somalia

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maalgelin $Trillion ah,ayuu Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Dhaxalsugaha Boqortooyada Sacuudiga MBS,ayaa gaaray Aqalka-cad.

    Si maqaam sare leh,ayuu Trump ugu soo dhaweeyay MBS Aqalka-cad.

    Heshiiska dhexmaray MBS iyo Trump,waxaa lagu soo koobi karaa 3-qodob oo kala ah…..

    1. In Sacuudigu noqday Wadanka 20-aad ee Maraykanka la ah isbahaysiga oo aan ka midka ahayn Gaashaanbuurta Nato.
    2. Heshiis difaac oo Sacuudigu ku helayo 48-diyaaradood oo F-35 ah.

    3.Maalgelin gaaraysa $600-Bilyan ilaa $1Trillion oo Sacuudigu ku maalgashanayo Maraykanka.

    Booqashadan,waxay dhacday,iyadoo Sacuudigu uu diiday in uu aqoonsado Israa’iil oo ku biiro Abraham Accords.

    Sidoo kale dilkii Wariye Khashogi oo taagan isla markaana Trump si cad uga difaacay MBS su’aal saxaafadu ka waydiisay.

    Si kastooy tahay Trump,waxay utahay guul weyn maalgashiga MBS ee Maraykanka,kaasoo abuuraya shaqooyin badan oo dhaqaalaha Maraykanka baritaaraya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    October 18, 2026

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026
    Latest Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.