Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maqnaanshaha Trump oo macno tirtay Shirkii G-20
    Puntland

    Maqnaanshaha Trump oo macno tirtay Shirkii G-20

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirkii G-20,waxaa bahdilay oo miisaankiisa hoos udhigay ka maqnaanshaha Trump.

    Qaadacaada Trump ee Shirka G-20 oo sanadkan lagu qabtay Koonfur Afrika,ayuu uga jawaab celinayay cunsuriyaynta lagu sameeyay dadka cadaanka ah ee dalkaas ku dhaqan.

    Maraykanka,ayaa go’aansaday in uu soo qaado cadaanka Koonfur Afrika oo sanadkii qaxooti ahaan uqaabilo ku dhawaad 5000-Qof.

    Sidoo kale,waxaan imaan shirka Mw Shiinaha,iyadoo la oran karo,waa igu sawir intiisa badan,waxa kaliya ee la taaban karo ee kasoo baxay,waa taageerada Afrika heshay ee ku saabsan Tamarta.

    Shirka G-20 ee Afrika lagu qabtay kalkan,ayaa umuuqda mid reer Yurub ay wataan.

    Reer Yurub,waxay ugu deeqeen Afrika €15-Bilyan in Koronto loogu abuuro dad gaaraya 600 Milyan oo Afrikaan ah.

    Korontada,ayaa la rabaa in laga dhaliyo Dabaysha iyo qoraxda,waxaana ku tartamaya hirgelinteeda Shirkado isla reer Yurub ah oo ka kala yimid…..

    1.Danmark.
    2.Norway.
    3.Ireland.

    Reer Yurub,waxay si dadban fursad ugu samaynayaan Shirkadahooda ku takhasusay Tamarta,iyagoo isticmaalaya magaca gargaarka Afrika.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.