Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Trump oo markale weeraray Somalida iyo Wadankoodaba
    Somalia

    Trump oo markale weeraray Somalida iyo Wadankoodaba

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump,ayaa weerar afka ah ku qaaday Somalida iyo Dalka Somaliya.

    Trump,ayaa hadalkan jeediyay kadib weerarkii ka dhacay meel u dhow Aqalka Cad ee lagu toogtay Laba askari oo ka tirsan ciidamada Mareykanka.

    Trump,ayaa tusaale u soo qaatay mar kale Somalida,gaar ahaan kuwa ku nool Gobolka Minesota.

    “Waxay burburiyeen oo ay ka gaystaan Gobolkaas falal isugu jira dhac iyo dilal”Ayuu yiri Trump.

    Isagoo hadalkiisa sii wata,ayuu yiri..”Somalida Minnesota,waxay ka yimaadeen dal aan dowladi ka jirin, sharci ka jirin, biyo la’aan ah,milatari laheyn oo aan waxba ka jirin,”.

    Trump,ayaa ku eedeyay maamulkii Joe Biden ee isaga ka horreeyay in uu u ogaaladay dalka in ay soo galaan dad ka badan 20-milyan oo qof oo aan la aqoon halka ay ka kala yimaadeen.

    “Maraykanku,wuxuu wajahayaa khatar dhanka amniga ah oo kaga imaanaysa dadkaa fursadda loo siiyay in ay yimaadaan Mareykanka”Ayuu hadalkiisa kusoo xiray.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    October 18, 2026

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026
    Latest Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.