Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa ka ognahay khasaaraha kasoo gaaray hawlgalka Calmiskaad Ciidamada PL
    Puntland

    Maxaa ka ognahay khasaaraha kasoo gaaray hawlgalka Calmiskaad Ciidamada PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 28, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Khasaaraha kasoo gaaray Ciidamada difaaca Puntland hawlgalka Calmiskaad,waa…

    B.300 oo dhimasho ah.
    T.2700 oo dhaawac ah.

    Waxay sifeeyeen dhul masaafadiisu gaarayso ku dhawaad 400- km,iyagoo kula diriray argagixisada caalamka xilligan ugu khatarta badan,waxayna ku dileen ku dhawaad 1500 oo xubnood oo argagixisada daacish ah.

    Dhulkii Toga-jeceel,waa nadiif,waxaana laga saaray go’doonkii oo Wado muhiim ah oo Bosaso kugu gaynaysa mudo gaaban,ayaa laga hirgeliyay.

    Ciidamadii sanadka dagaallamayay,waa lasoo badalayaa,waxaana lagu badalayaa kuwo cusub oo carcartooda qaba oo fariisin rasmi ah ka dhiganaya Calmiskaad.

    Sidoo kale Maraykanka,ayaa Saldhig Ciidan ka samaysanaya Dhaadaar,isagoo Bulshada ka taageeraya Waxbarashada,Caafimaadka,Biyaha iyo Beeraha.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.