Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faahfaahin Shirka Kismaayo ka furmaya bisha December
    Puntland

    Faahfaahin Shirka Kismaayo ka furmaya bisha December

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 30, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kismaayo,waxaa ka dhacaya Bishan 10-15-keeda Shirweyne Somaliyed oo looga arinsanayo badbaadada dalka.

    Shirkan,waxaa ka qaybgalaya qaybaha bulshada Somaliyed.

    Ujeedka ugu weyn ee Shirkan,waa in la helo hab looga gudbo xilligan adag iyo khilaafka jira oo ay ugu horeeyaan……

    1.Nidaam doorasho oo laysla ogol yahay.

    2.Hadii la waayo nidaam laysla ogol yahay in lasii diyaariyo xalka la qaadan karo?

    3 In la mideeyo codadka utaagan badbaadinta dalka?

    Waa Shir muhiimad weyn leh oo sababaya in uu furo Albaab badbaado Somaliyed oo caalamku la jaanqaadi karo.

    Mw Deni,wuxuu qayb ka yahay Madaxda ka qaybgalaysa Shirkaas.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.